Control Flow in Soplang
Soplang waxay bixisaa fulin shuruudeed (conditional execution) iyadoo adeegsanaysa erayo Soomaali ah si ay u noqoto mid cad oo muujin leh.
If Statements (haddii, haddii_kale, ugudambeyn)
Waxay u dhigmaan if, else if, iyo else luqadaha kale.
Block walba waxaa lagu xiraa {}. Waxaad isku xirin ama isku dhex dhigi kartaa (nest) sidaad u baahan tahay.
Boolean Conditions
Adeegso muujiyeyaasha bool iyo operators-ka &&, ||, iyo !.
Summary
| Keyword | Meaning |
|---|---|
| haddii | if |
| haddii_kale | else if |
| ugudambeyn | else |
Control flow ee Soplang wuxuu raacaa qaab akhris-wanaagsan oo Somali-first ah.
Switch-Case – dooro iyo xaalad
Loogu talagalay laanayn cad oo ku saleysan hal qiime: dooro (switch expression), xaalad (case), iyo ugudambeyn (default).
Tani waxay ku habboon tahay go'aan-qaadasho leh laamo badan oo ku saleysan qiime go'an.
Combined Usage
Waxaad isku dari kartaa haddii/haddii_kale/ugudambeyn iyo dooro si aad u dhisto logic adag oo weli akhris-wanaagsan.