Skip to main content

Functions in Soplang

Functions (hawlo) waa qaybo koodh oo dib loo isticmaali karo. Soplang waxa lagu qeexaa hawl waxaana natiijo lagu soo celinayaa celi.

Define a Function (hawl)​

Hawl waxa ay bilaabataa hawl kadibna magac hawl iyo parameters (aan lahayn type annotations).

file-name.sop
hawl salaan(magac) { qor("Asalaamu calaykum, " + magac) }

Call a Function​

Marka aad qeexdo, ku wac magaceeda oo raaci doodaha (arguments):

file-name.sop
salaan("Aamina")

Return Values (celi)​

Adeegso celi si aad uga soo celiso hawl qiime.

file-name.sop
hawl labanlaab(x) { celi x * 2 } abn natiijo = labanlaab(5) qor("Natiijo: " + natiijo)

Loops Inside Functions​

Hawluhu waxay ka kooban karaan loops iyo logic kale sida blocks-ka caadiga ah.

file-name.sop
// abuurida function (howl) hawl muujin(liis) { // looping kuceli (i 0 ilaa liis.dherer() - 1) { qor("Liiska: " + liis[i]) } }

Summary​

KeywordMeaning
hawlfunction definition
celireturn value

Functions ee Soplang waxay ka dhigaan koodhka dib-u-isticmaal leh, nadiif, oo Somali-first.