Skip to main content

Input and Output in Soplang

Soplang waxay isticmaashaa shaqooyin-dhexdeed fudud si loo soo bandhigo wax soo saar iyo in lagu akhriyo gelinta isticmaalaha.

Printing to Console​

Adeegso qor() si aad u muujiso qiimayaal ama xarfo (strings) shaashadda.

file-name.sop
qor("Hello, Adduun!") door magaca = "Aamina" qor("Magaca: " + magaca)

Reading from User Input​

Adeegso gelin() si aad u weydiiso isticmaalaha (user) inow wax soo galiyo. Qiimaha wuxuu had iyo jeer kusoo noqdaa string.

file-name.sop
door magaca = gelin("Magacaaga qor: ") qor("Waad ku mahadsan tahay, " + magaca)

Haddii aad u baahan tahay is-beddel nooc (type conversion), waxaad adeegsan kartaa abn() si aad ugu rogto -- ugu badasho tiro.

file-name.sop
door da = abn(gelin("Da'daada qor: "))