Skip to main content

Soplang Variables

Soplang variables waxaa lagu qeexaa erayo Somali-first ah oo ka tarjumaya doorka ama nooca. Tani waxay ka dhigtaa koodhka mid muujin leh oo u fudud barayaasha Af-Soomaaliga.

Dynamic Variables – door​

door waa soo gaabinta doorsoome oo loo adeegsado doorsoomayaal dynamically typed.

file-name.sop
door magaca = "Aamina" door da = 19 door xaqiiqo = run

Static Variables​

Doorsoomayaasha static waa kuwa si cad loo noocqeeyo (explicit types) si loo helo hufnaan iyo badbaado nooc (type safety).

TypeKeywordStands for Example
Integerabnabyooneabn tirada = 10
Floatjajabjajabjajab qiime = 3.14
Stringqoraalqoraalqoraal magaca = "Soplang"
Booleanboolboolbool sax = run
Listteedteedteed liis = [1, 2, 3]
Objectwalaxwalaxwalax qof = {magac: "Ali"}

Constants – madoor​

madoor (soo gaabinta madoorsoome) waxaa loo adeegsadaa qiyamka aan la beddeli karin (immutable).

file-name.sop
madoor magaca = "Soplang"
Digniin

Constants looma wareejin karo (reassign):

file-name.sop
madoor luqad = "Somali" luqad = "English" // ❌ Error: cannot reassign constant